SO | EN

SO | EN

HomeBaaritaanada

Baaritaanada

Doorashada Waqooyi Bari: Malaayiin laaluush ah, is riix riix iyo dano ishardinaya

LAASCAANOOD (Kaab TV) - Waxaa soo dhammaatay doorashada hoggaanka maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, taas oo maanta ka dha...

Soomaaliya oo shirka QM uga qeybgalaysa 32 ruux oo ay ku jiraan qoyska Xasan Sheekh

NAIROBI (Kaab TV) - Liis qarsoodi ahaa oo soo baxay, kaas oo muujinaya waftiga rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u qors...

Qoysaskii uu Xasan Sheekh barakiciyay oo Muqdisho kula kulmay isbahaysiga mucaaradka

MUQDISHO (Kaab TV) - Guddi ay iska soo xuleen qoysas kumanaan gaaraya oo magaalada Muqdisho ku barakacsan, kuwaas oo dhulalkoodii ...

Muxuu Xasan Sheekh kula heshiiyay afarta xubnood ee ka baxay mucaaradka?

MUQDISHO (Kaab TV) - Afar xubnood oo ka tirsanaa Golaha Samatabixinta mucaaradka Soomaaliya ayaa Isniintii, 25 August 2025, ku dha...

Dadka Kismaayo oo ku xoomay nibiri dhintay oo xeebta ku soo caariyay

KISMAAYO (Kaab TV) - Dadweyne ku nool magaalo xeebeedka koonfurta Soomaaliya ee Kismaayo ayaa Sabtidii ku yaacay xeebta Kiboora e...

Khasaaraha dagaalkii Tarabuunka Muqdisho ee shalay iyo cabsi weli taagan

MUQDISHO (Kaab TV) - Ugu yaraan siddeed ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaal shalay hubka culus la isku adeegsaday oo d...

Xiisad dagaal oo ka taagan Beledxaawo ka dib dagaalkii shalay dhexmaray Jubaland iyo Cabdi...

DOOLOW (Kaab TV) - Xiisad colaadeed ayaa ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo halkaas oo shalay markale uu dib uga qarxay ...

Saddex kun oo shaqaale mushahar ka qaata Gobolka Banaadir wax kayar 600 ayaa shaqeysa R...

MUQDISHO (Kaab TV) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, ayaa sheegay in shaqaale dhan 3,000 ruux ay mush...

Puntland oo siideysay markabkii hubka oo Turkey ay sheegatay lahaanshahiisa

BOOSAASO (Kaab TV) - Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay sii daysay markabka MV Sea World, oo wata calanka waddanka Komoros,...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News