Kismaayo (KAAB TV) – Banaanbax looga soo horjeedo cunaqateynta dowladda dhexe ee Soomaaliya ay saartay maamulka Jubbaland ayaa maanta dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.