SO | EN

SO | EN

Banaanbax xooggan oo ka dhacay Kismaayo

|

Kismaayo (KAAB TV) – Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socda maanta banaanbax weyn oo looga soo horjeedo faragelinta DF ay ku heyso Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

Sidoo kale, Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee dowladda Jubbaland  Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo Qaar kamid ah labada Golle ee Dowlada Jubbaland iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Banaanbaxa.

Dhanka kale, Waxaa soo qaban-qaabiyey banaanbaxan maamulka magaalada Kismaayo oo saaka gaadiid kala duwan ku soo daabulay shacab haween u badan oo la kala keenay xaafadaha Magaalada Kismaayo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News