SO | EN

SO | EN

Bangiga Puntland oo fasaxay lacagta 50 dollar oo xayirneyd

|

Garoowe (KAAB TV) – Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar, oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi.

Sidoo kale, isticmaalka lacagta 50 ka dollar ayaa la joojiyay kaddib markii deegaannada Puntland lagu arkay lacago la been abuuray, taas oo keentay in muddo sannado ah deegaannada maamulkaasi ka shaqeyn weyso lacagtan.

Qoraal kasoo baxay bangiga dhaxe ee Puntaland ayaa lagu go’aamiyay in dib loo fasaxo isticmaalka lacagta 50ka dollar, waxa uuna bangiga amray in wax shuruud u gaar ah lagu xiri karin isticmaalja 50 ka dollar.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News