MUQDISHO (Baraarug) – Dowlad loo dhanyahay oo hufan waa tiir-dhexaadka horumarka bulsho iyo xasilloonida dal. Marka la helo nidaam dawladnimo oo caddaalad ah, bulshada oo dhan waxay ka faa’iidaysaa adeegyo cadaalad ku dhisan, amni la isku halleyn karo, horumar dhaqaale, iyo xuquuqda muwaadiniinta oo la dhowro.
Laakiin, Soomaaliya ma leedahay dowlad si caddaalad ah ugu adeegta dadkeeda? Ma jiraa sharci loo siman yahay? Waa su’aalo u baahan in si qoto dheer looga doodo.
Ku biir doodda Baraarug Forum adiga oo fikirkaaga nala wadaagaya:
📱 WhatsApp: +252 619281015
📢 Telegram: https://t.me/Baraarugcampaign
#Baraarug #baraarugeenna #codkeenna