SO | EN

SO | EN

Baraarug Podcast: Xuquuqda dadka naafada, iyo ka qeybgalka hawlaha bulshada

|

MUQDISHO (Baraarug) – Barnaamijka Baraarug Podcast toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xuquuqda dadka naafada ah iyo doorkooda ka qeybgalka hawlaha bulshada.

Anfac Aden Abdi ayaa wareysatay Maxamed Cabdisalaan Diiriye, Guddoomiyaha Dalladda Difaacayaasha Naafada Soomaaliyeed, oo faahfaahinaya caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah, doorka ay bulshada ku leeyihiin, iyo muhiimadda ay leedahay in la helo siyaasad iyo adeegyo loo dhan yahay.

Sidoo kale, waxaa barnaamijka ka qeybgalay qaar ka mid ah dadka la nool naafanimada oo ku sugan Muqdisho iyo Baydhabo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News