Barnaamijyada Archives - Kaab TV

Suuragal ma tahay in Soomaaliya ay yeelato doorasho loo dhan yahay?
Suuragal ma tahay in Soomaaliya ay yeelato doorasho loo dhan yahay?

Waa su’aal muhiim ah oo qeyb ka ahayd doodihii lagu falanqeeyay Madasha Baraarug Listening Forum ee 9-aad, oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Madashan waxaa lagu lafaguray caqabadaha hortaagan hirgelinta doorasho loo dhan yahay, doorka dhinacyada siyaasadda, iyo fursadaha lagu gaari karo is-afgarad qaran oo horseeda doorasho lagu wada kalsoon yahay.

Daawasho wacan.

The post Suuragal ma tahay in Soomaaliya ay yeelato doorasho loo dhan yahay? appeared first on Kaab TV.

Caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato hannaan doorasho oo lagu heshiiyay
Maxay yihiin caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato hannaan doorasho oo ay dhammaan dhinacyadu ku heshiiyaan?

Waa su’aasha udub-dhexaadka u ahayd qodobadii lagu falanqeeyay Madasha Baraarug Listening Forum ee 9-aad, oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Madashan waxaa lagu gorfeeyay caqabadaha hortaagan hirgelinta doorasho loo dhan yahay, doorka saamileyda siyaasadda, iyo waddooyinka lagu gaari karo is-afgarad qaran.

Daawasho wacan.

The post Caqabadaha hortaagan in Soomaaliya ay yeelato hannaan doorasho oo lagu heshiiyay appeared first on Kaab TV.

Soomaaliya yaa dowlad ka ah?
Machadka Arrimaha Dibadda Itoobiya ee loo soo gaabiyo IFA ayaa dhowaan daabacay warbixin ku saabsan xaaladda amniga Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab oo deegaano badan isku sii fidineysa, isla markaana maamusha degaano badan.

Warbixinta oo cinwaankeedu ahaa “Beyond the Map: Why Al-Shabaab’s Shadow Administration Redefines Ethiopia’s Strategic Stakes” waxay ku doodaysaa in caqabadda ugu weyn ee Al-Shabaab aysan ahayn oo keliya awooddeeda ciidan, balse ay tahay awoodda ay u leedahay inay ka shaqeyso sidii maamul kale oo hoos socda (shadow government) oo ka jira qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Qoraagu wuxuu sheegayaa in dagaalka aan lagu cabbiri karin oo keliya dhul ay kooxdu qabsatay ama ay lumisay, balse ay muhiim tahay in la fahmo cidda dhab ahaan maamusha nolosha maalinlaha ah ee shacabka, sida canshuuraha, amniga, ganacsiga, iyo xalinta khilaafaadka.

Al-Shabaab waxay u shaqaysaa sida “dowlad hoos timaadda”

Warbixintu waxay sheegaysaa in Al-Shabaab aysan ahayn oo keliya koox hubaysan, balse ay leedahay hannaan maamul oo ay ku:

ururiso canshuuraha,

xakameyso dhaqdhaqaaqa dadka iyo badeecadaha,

xaliso khilaafaadka,

ururiso sirdoon,

isla markaana ku soo rogto xeerar deegaannada ay dowladda Soomaaliya awooddeedu ku yar tahay.

Xakamaynta dhulka keliya ma muujiso awoodda dhabta ah

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xitaa meelaha ay dowladda Soomaaliya si rasmi ah uga taliso, Al-Shabaab ay weli saameyn ku yeelan karto:

canshuur ururinta,

maxkamadaha,

maamulka deegaanka,

iyo xiriirka ay la leedahay bulshada.

Sidoo kale, luminta magaalo ama deegaan kama dhigna in kooxda ay lumisay shabakadaha maamul iyo dhaqaale ee ay ku shaqeyso.

Maamul la saadaalin karo ayaa xoojiya kooxda

Warbixintu waxay ku doodayaa in ganacsatada qaar ay mararka qaarkood door bidaan nidaamka Al-Shabaab ee canshuuraha iyo isbaarooyinka sababtoo ah wuxuu leeyahay nidaam la saadaalin karo marka loo eego meelaha ay ka jiraan musuqmaasuq ama nidaamyo isbedbeddela.

Nidaamkan wuxuu kooxda u abuuraa:

dakhli joogto ah,

xog sirdoon,

iyo awood ay ku sii waddo dagaalka.

Maxkamadaha ayaa laf-dhabar u ah saameynta Al-Shabaab

Warbixintu waxay sheegaysaa in qaar ka mid ah bulshada iyo ganacsatada ay u tagaan maxkamadaha Al-Shabaab si ay u xalliyaan khilaafaadka, maadaama ay mararka qaar ka dhakhso badan yihiin hay’adaha dowladda.

Si kastaba ha ahaatee, warbixintu waxay caddeyneysaa in tani aysan ka dhignayn in kooxda haysato sharciyad, maadaama maxkamadahaasi ay ku shaqeeyaan:

cabsi gelin,

qasab,

iyo ciqaabo adag.

Gunaanad

Warbixintu waxay ku soo gabagabaynaysaa in awoodda Al-Shabaab aysan ku koobnayn tirada dagaalyahannada ama dhulka ay maamusho, balse ay ku jirto awoodda ay u leedahay inay dhisto nidaam maamul oo beddel u noqda dowladnimada meelaha ay dowladda Soomaaliya ka liidato.

The post Soomaaliya yaa dowlad ka ah? appeared first on Kaab TV.

Warka Habeen ee Kaab TV 23/07/2026
Ku soo dhowaada warka caawa ee Kaab TV.  Waa habeen Khamiis, 23/07/2026.

Qodobada ugu waaweyn ee wararka caawa:

Ciidamada taageersan Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in sarkaal ka goostay uu la baxsaday gaadiid dagaal, iyagoo sidoo kale ku dhawaaqay in ay qorsheynayaan qabsashada magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa mar kale ku adkeeyey in gobolka Sool uu ka tirsan yahay Somaliland, isagoo ugu baaqay bulshada gobolka in la soo dhoweeyo, isla markaana cabashooyinka lagu xalliyo wada-hadal iyo heshiis.

Puntland ayaa xoojisay amniga magaalooyinkeeda kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ay gaareen magaalada Gaalkacyo.

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay weerareen isla markaana gubeen markab shidaal oo ay leedahay Sacuudi Carabiya, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha Badda Cas.

Dowladda Zambia ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay tahriibeyaal Soomaali ah, iyadoo baaritaanno ku saabsan socdaalkooda ay weli socdaan.

Itoobiyaan wata baasaboorka Soomaaliya oo hub sharci darro ;agu qabtay dalka Koonfur Afrika.

Faahfaahinta wararkan iyo kuwo kale oo muhiim ah waxaad ku arki doontaan warka caawa ee Kaab TV. Nala soco.

The post Warka Habeen ee Kaab TV 23/07/2026 appeared first on Kaab TV.

WARKA CAAWA EE KAAB TV 22-07-2026
Ku soo dhowaada wararka caawa ee Kaab TV oo toos idinkaga imaanaya magaalada Muqdisho, caawa oo ah 22/07/2026.

The post WARKA CAAWA EE KAAB TV 22-07-2026 appeared first on Kaab TV.

Warka Caawa ee Kaab TV 20/07/2026
Ku soo dhowaada wararka caalamka iyo Soomaaliya ee caawa oo ah Isniin 20 July 2026.

The post Warka Caawa ee Kaab TV 20/07/2026 appeared first on Kaab TV.

Warka Kaab TV 20/07/2026
Ku soo dhowaada Warka Soomaaliya iyo caalamka ee Kaab TV 20/07/2026.

The post Warka Kaab TV  20/07/2026 appeared first on Kaab TV.

Muxuu Xasan Sheekh u diiday inuu la kulmo odayaasha Jareer Weyne?
Odayaal ka soo jeeda beelaha Jareer Weyne ayaa dhowaan la kulmay qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho, si ay dhex dhexaadin uga dhex sameeyaan mucaaradka iyo dowladda oo isku haya muddo kororsiga uu sameystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Ka dib kulankii mucaaradka waxay odayaashu sheegeen inay isku dayeen inay la kulmaan Xasan Sheekh Maxamuud, hase yeeshee madaxtooyada ay diiday inay la kulanto.

Kulanka odayaasha ayaa yimid dagaalkii horraantii bishii June ka qarxay magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac ka dib dagaalkii dhex maray ciidamada mucaaradka iyo ciidamada dowladda ee taabacsan Xasan Sheekh.

Suldaan Dhiire oo ka mid ah odayaashaasi ayaa ka warramay caqabadda ay kala kulmay Villa Soomaaliya, isaga oo sheegay inay weli rajo ka qabaan inay dhinacyada la wada kulmaan.

The post Muxuu Xasan Sheekh u diiday inuu la kulmo odayaasha Jareer Weyne? appeared first on Kaab TV.

Falanqeyn ciyaarta caawa ee Spain iyo Argentine
Ciyaarta kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka 2026 ayaa caawa si weyn loo wada sugayaa, iyadoo ay foodda is dari doonaan xulalka Spain iyo Argentina si ay ugu tartamaan hanashada koobka adduunka.

Labada xul ayaa soo gaaray finalka kadib markii Spain ay semifinalka ku reebtay France, halka Argentina ay ka adkaatay England.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta garoonka New York New Jersey Stadium, iyadoo taageerayaal badan ay indhaha ku hayaan loollanka labada quwadood ee kubadda cagta.

Dhanka kale, xulka England ayaa xalay ku guuleystay kaalinta saddexaad ee tartanka, kadib markii uu 6–4 kaga adkaaday France ciyaar xiiso badan oo noqotay mid ka mid ah kuwii ugu goolasha badnaa taariikhda kulamada kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka.

The post Falanqeyn ciyaarta caawa ee Spain iyo Argentine appeared first on Kaab TV.

WARKA KAAB TV 19/07/2026
Ku soo dhowaada wararka caalamka ee Kaab TV maanta oo ah Axad 19 July 2026.

The post WARKA KAAB TV 19/07/2026 appeared first on Kaab TV.