Doorashadii dhawaan ka dhacday Mareykanka ayaa dhalisay isbeddello siyaasadeed oo saameyn ku yeeshay xisbiga Jamhuuriga iyo maamulka Madaxweyne Donald Trump.
Guusha Dimuqraadiga ayaa sidoo kale dhalisay dood ku saabsan doorka codka Soomaalida iyo Muslimiinta Mareykanka.
Haddaba, maxay guushani uga dhigan tahay mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaalida iyo Muslimiinta Mareykanka? Arrimahaas waxaa inoo faahfaahinaya falanqeeye Abdalle Mumin.

