“Waxa aan qabaa guddiyadii soo maamulay doorashooyinkaa dadban in ay bulshada ka soo gudbiyeen

|

Maxamed Xasan Ciro, oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban,

ayaa sheegay in guddiyadii soo maamulay doorashooyinkii dadban ay bulshada ka soo gudbiyeen marxalad adag.

Wuxuu tilmaamay in guddiyadu ay door muhiim ah ka qaateen maareynta hannaanka doorashooyinka.

Daawo muuqaalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News