SO | EN

SO | EN

HomeBarnaamijyada

Barnaamijyada

00:04:32

“Ganacsatada yaysan raadin faa’ido un kaliya ee mas’uuliyad ha isa saara...

Muqdisho (KAAB TV) - Shirweynaha Mas'uul-wadareedka bulshada oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa kasoo qeybgalaya mas'uuliyi...
00:04:16

Baraarug Forum: Dowlad loo dhan yahay oo ay hesho Soomaaliya

MUQDISHO (Baraarug) - Dowlad loo dhanyahay oo hufan waa tiir-dhexaadka horumarka bulsho iyo xasilloonida dal. Marka la helo nidaam...
00:02:51

Shacabka Garoowe oo soo dhaweeyay go’aanka maamulkooda ee lagu xakameynaayo ajaaniib...

Garoowe (KAAB TV) - Shacabka magaalada Garoowe oo soo dhaweeyay go'aanka dowladda Puntland ee lagu xakameynaayo ajaaniibta kusoo q...
00:07:27

Mid kamid ah Iskuulada Garoowe kuyaala oo ardayda lagu baro xirfado noloshooda badali kara...

Garoowe (KAAB TV) - Mid kamid ah iskuulada kuyaala magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Bari ayaa ardayda wax kabarata iskuulka Na...
00:04:15

4.5 xal mise xaq? odayaasha dhaqanka dhib maku yihiin dhallinyarada hoggaanka raadineysa?

MUQDISHO (Baraarug) - Waxay yiraahdaan nidaamka awood-qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5 ma aha mid cadaalad ah, balse waa xal. ...
00:06:18

WARBIXIN:~Xeebta Liido oo isbedel weyn uu ka muuqda iyo shacabka Caasimadda oo si maalinle...

Muqdisho (KAAB TV) - Xeebta Liido oo ah goob dalxiis oo ay dadka usoo dabaal tagaan maalin kasta ayaa waxaa usoo dabaal doonto dad...
00:14:01

MA JIRTO MEEL LAGU HAKADO: Biyo Yaraanta oo Saameysay Dadka Koonfur Galbeed

BAYDHABO (Kaab TV) – Biyo yaraanta waa xaalad ka dhalata marka baahida biyaha ay ka badato helitaankooda, taasoo saameyn ku yeelat...
00:04:18

Shacabka caasimadda #Muqdisho oo u diyaar garoobaya bisha barakeysan ee Ramadaan

Muqdisho (KAAB TV) - Bulshadda ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa siweyn ugu diyaar garoobaya bisha barakeysan ee Ramaadan, qaar ka...
00:03:02

Qabiileysiga Soomaalida VS Xulufeysiga Danaha ee Adduunka

MUQDISHO (Baraarug) - Halka ay dunida dadku isku xirmaan xirfado, dano wadaag ah, iyo fursado horumarineed, Soomaalida weli waxay ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News