HomeBarnaamijyada

Barnaamijyada

00:00:30

Kaab TV oo lagu abaalmariyay tebinta Ciyaaraha Puntland

GAROWE (Kaab TV) - Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Dowladda Puntland ayaa ku abaalmarisay Kaab TV tebinta iyo falanqeynta j...
00:17:55

BARAKICINTA SHACABKA MUQDISHO: Bangiyada Soomaaliya iyo Maalgelinta Xuutiyiinta

MUQDISHO (Kaab TV) - Iyadoo dhaqaale burbur baahsan iyo sicir barar sare ka jiraan, Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa koboc xagg...
00:16:16

FALANQEYN: Daacishta Puntland iyo hawlgalka Hillaac

MUQDISHO (Kaab TV) - FALANQEYN: Jabkii Ciidamada Puntland u geysteen Daacish? Goormay Daacishtu gashay buuraha? Yaa...
00:08:46

Kaab TV Podcast: Xaaladda bani’aadannimo ee Somalia iyo kaalinta haweenka

MUQDISHO (Kaab TV) - Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad bani'aadamnimo oo aad liidata, iyadoo dad badan oo malaayiin gaaraya ay u ba...
00:02:38

Nugaal oo qaaday koobka Puntland

GAROWE (Kaab TV) - Xulka kubadda cagta ee gobolka Nugaal ayaa ku guulaystay koobkii kubadda cagta gobollada Puntland, kaddib marki...
00:04:26

Luul Jeylaani iyo heestii Gallad

MUQDISHO (Kaab TV) - Waxaa xalay dalka Mareykanka ku geeriyooday AUN Maamo Luul Jeylaani Cali oo ka mid ahayd fannaaniinta ugu taa...
00:04:04

Puntland oo yeelaneysa isbitaalka ugu weyn

GAROWE (Kaab TV) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc cusub oo isbitaal casri ah o...
00:04:28

Amar Madaxwaynaha Uu Bixiyay aya Lagu Fasaxay inay Gabdhaha Dawadaan Ciyaarta Finalka

Garoowe (KAAB TV) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland Hodan Siciid ayaa shir jiraa'iid ay ku qabatay xafiis...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News