SO | EN

SO | EN

Beesha Jareer weyn oo si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay qeyb katahay dagaalka ka dhanka ah Daacish

|

Garoowe (KAAB TV) – Beesha Jareer Weyn oo kamid ah beelaha dega deegaannada maamulka Puntland ayaa sheegtay in ay qeyb ka noqonayaan dagaalka Puntland kula jirto kooxaha argagixisada ah ee Daacish.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News