MUQDISHO (KAAB TV) – Sabtida berito ee 30 March 2024 ayaa lagu wadaa in xildhibaano ka tirsan barlamaanka ay meelmariyaan Dastuur cusub oo soo saaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Haddaba, sidee ayuu Dastuurkaan u saameyn doonaa bulshada rayidka iyo xorriyaadka aas-aasiga ee dadweynaha.