Heesta Birmadka qaad ayaa shaqo looga soo eryay.
Saynab waxa ay ka shaqaynaysay wasaaradda uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre.
Maalin ay xaflad qabanayeen ayaa la daaray heesta Birmadka, kadibna waxaa Saynab lagu yiri: “Qaad.” Wayna diiday, iyadoo tiri: “Nacamleeye ma noqonayo.”
Daawo muuqaalka.

