SO | EN

SO | EN

Booliiska Muqdisho oo gacnta ku dhigay koox burcad ah oo dhac u geysdtay dad shacab ah

|

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib  gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

Eedaysanayaasha oo mid kamid ah ku hubaysnaa bastoolad Caag ah oo uu dadka ku dhacayay, halka kan kalana uu ahaa darawalka Mooto Bajaajka wax lagu dhacayay ayaa lagu soo bandhigay saldhigga Degmada Waaberi.Booliiska Muqdisho ayaa sheegay in eedeysanayaasha la horgeynayo sharciga

Dadka kunool muqdisho ayaa mararka qaar la kulma burcad hubeysan oo dhacaya mararka qaarna dilaya, haba ugu darnaatee degmooyinka, Kaaraan, Yaaqshiid iyo Hiliwaa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News