SO | EN

SO | EN

Boqoradda Yaaq-biriweyne: Muqdisho anagay noo xiran tahay habeenka 18-08-2025

|

Muqdisho (KAAB TV) – Qaar kamid ah dhallinyarada iyo haweenka beelweynta Gaaljecel ayaa maanta soo dhaweyn diiran ugu sameeyay magaalada Muqdisho fannaanka weyn Iidle Cabdullaahi Nuune (Iidle Yare), oo muqdisho u yimid ka qeybgalka xaflada calanka Beesha Gaaljecel.

Sidoo kale, Fanaanka oo Kaab TV la hadlaya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Muqdisho u yimaado ka qeybgalka xaflada calanka beeshiisa, isagoona xusay in habeenka 18 Augusta ay habeen ku weyn quluubta dhallinyarada Gaaljecel.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News