SO | EN

SO | EN

BULSHO: Maxay tahay cabsida dowladda Soomaaliya ka qabto baraha bulshada?

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Guud ahaan dunida warbaahinta bulshada ayaa saameyn weyn ku leh dhaqdhaqaaqa nolosha dadweynaha, hadday tahay tan dhaqaale iyo xitaa isbedellada siyaasadeed ee dowladaha.

Soomaaliya, oo weli xorriyadda hadalka ay halis weyn wajaheyso, ayaa warbaahinta bulshada waxay ku jirtaa kaalin mug leh. Dadweynaha ayaana u adeegsada inay codkooda ku muujiyaan.

Balse, toddobaadkan waxaa walaaca ay qabto Dowladda Soomaaliya si cad u sheegay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka cawday dad uu sheegay inay UK, Mareykanka iyo Geneva u carareen oo warbaahinta baraha bulshada u adeegsada faafinta waxyaabo uu ku tilmaamay “inay nabadda ka horjeedaan”

Haddaba, waxaan barnaamijka Bulsho ee Kaab TV ku wareysannay qaar ka mid ah dhallinyarada adeegsata baraha bulshada ee Soomaaliyeed iyagoo ka hadlay aragtidooda iyo saameynta baraha bulshada ay ku leeyihiin nolosha dadweynaha.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News