SO | EN

BULSHO: Saameynta baraha bulshada ay ku yeesheen dhallinyarada Soomaalida

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Waxaa sii kordhaya dhallinyarada Soomaalida ee siyaabo kala duwan u adeegsada baraha bulshada oo waayadan dambe dunida aad looga isticmaalo.

Haddaba, sidee ayay dhallinyarada Soomaalida ugu yeesheen saameynta dhanka warbaahinta bulshada?

Maxay noloshooda ku soo kordhisay.

Barnaamijka Bulsho ayaan uga hadleynaa maanta.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News