🚨 WAR DEGDEG AH
Dib-u-soo-laabashada C/Rashiid Janan ayaa ku soo aaday xilli xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka ay marayso marxalad adag.
Wararka la helayo ayaa sheegaya in C/Rashiid Janan uu isu dhiibay Jubaland, kadib kulan dhawaan magaalada Nairobi ku dhexmaray isaga iyo Axmed Madoobe.
Sida xogta lagu sheegay, waxaa lagu heshiiyay in Janan uu Axmed Madoobe ku wareejiyo saanadda ciidan iyo agabkii kale ee yaallay xera Yookey.
Daawo muuqaalka oo faahfaahinta kala soco.

