SO | EN

Cabashada Dadweynaha Muqdisho, Jees Jeeskii Xasan Sheekh- Sidee lagu Badbaadin Karaa Bulshadeenna?

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Maanta oo kale waxaa loo baahan yahay go’aanno geesinimo leh oo culus si dadweynaha looga badbaadiyo dulmiga iyo dhiigmiiratada.

Maanta waa maalintii midnimada, shacabka, wadaadada, aqoonyahanka, bajaajleyda, haweenka, warbaahinta, iyo xitaa xildhibaanada waxgaradka ah ee dadkooda la dareenka ah.

Ganacsatada iyo shirkadaha isgaarsiinta waa inay u midoobaan ka hortagga dhiigmiiratada iyo badbaadinta hantida yar ee ummaddayada u hartay.

Aan wadajir u diidno dulmiga iyo dhiigmiiratada.”

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News