SO | EN

SO | EN

Cabashooyin kayimid Mucaaradka Siciid Deni oo loo gudbiyay Maxkamadda

|

Garoowe (KAAB) – Maxkmadda maamulka Puntland ayaa qoraal ku taariikheysanaa maalintii shalay ee 7 Agoosto, 2023, u gudbisey garyaqaanka Guud ee maamulka  Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud.

Sdoo kale, qoraalka Maxkamadda  oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha maxkamadda Dr Xasan Yuusuf Nuur ayaa lagu sheegay in cabasho uu qareen ka yahay Abuukate Cabdijaliil Siciid Xaashi isaga wakiil ka ah Madasha ay ku midoobeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland uu jawaab ka soo bixiyo garyaqaanka guud ee Puntland

Cabashada ayaa lagu sheegay in la xiriirto wax ka bedelka dastuurka iyo doorashooyinkii goloyaasha deegaanka, kuma cadda qoraalka maxkmaddu dirtey in muddo loo qabtey garyaqaanku uu ku soo jawaabo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News