Kismaayo (Baraarug) – Baraarug ayaa dhawaan magaalada Kismaayo ku qabatay dood ku saabsan caqabadaha dhallinyarada deegaanada Jubbaland ka heysta helitaanka shaqo.
Waxaana dooddan ka qeyb galay qeybaha bulshada oo ay ku jiraan dhallinyarada haweenka iyo ragga.
Waxaa sidoo kale ka qeyb galay masuul ka tirsan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland.