SO | EN

SO | EN

HomeBarnaamijyada

Barnaamijyada

00:11:18

Kubbad Iyo Rajo: Kooxda Gabdhaha Kubbadda Gacanta Soomaaliya – Documentary

MUQDISHO (Baraarug) -  Marka la joogo Soomaaliya, in haweenku ciyaaraan kubbadda ma ahan wax sahlan. Tani waa sheekada geesinim...
00:50:48

ARDAA: Dimuqraadiyeynta Puntland ma horseedi doontaa madax haween iyo dhallinyaro ah?

GAROWE (Kaab TV) - Ku soo dhawow barnaamijka doodda ee ARDAA ee Kaab TV. Barnaamijkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa mowduuca m...
00:04:38

Xildhibaan Saadaq oo Aadan Madoobe ku eedeeyay aflagaaddo

MUQDISHO (Kaab TV) - Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, inuu...
00:05:04

Xildhibaan Garaad: Xukuumad igu sawir uma baahna dalkaan

MUQDISHO (Kaab TV) – Buuq iyo muran ku dhowaaday gacan qaad ayaa maanta ka dhacay baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. Xildhi...
00:14:18

SU’AALAHA BULSHADA: Maxkamadda Sare ee Puntland, mushaharka ciidamada iyo caddaaladd...

GAROWE (Kaab TV) - Bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa sii wada su’aalo weydiinta xildhibaannada dhowr arrimood oo muhiim ah. ...
00:37:39

Wadatashiga Baarlamaanka Puntland iyo Bulshada Rayidka oo ka dhacay Garowe

GAROWE (Kaab TV) - Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa billaabay wada tashi uu la yeelanaayo qeybaha Bulshada Rayidka iyadoo ...
00:02:29

Koonfur Galbeed oo jebisay weerar gaadmo oo ay Shabaab soo qaadeen

BAYDHABO (Kaab TV) – Khamiistii shalay ayaa dagaal culus uu ku dhex maray ciidanka Koonfur Galbeed iyo kooxda Al-Shabaab tuulada B...
00:05:31

GAROWE: Tartan aqooneed abaalmarinno lagu siiyay ardayda dugsiga Al-Xikma

GAROWE (Kaab TV) - Dugsiga Sare ee Al-Xikma ee Garowe ayaa si rasmi ah u soo xiray tartan aqooneed oo dhexmaray ardayda dugsiga, k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News