GAROWE (Kaab TV) – Waxaa magaalada Garowe ka furmay shirka culimada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah.
Shirka ayaa culimada waxa ay uga hadleen khasaaraha ay leedahay daawashada ciiyaraha, iyo in aykeento habsaan badan taas oo mararka qaar keenta salaada waajibka ah ka tagto qofka.