SO | EN

SO | EN

Ceeb iyo Fadeexad soo wajahday Dowladda Soomaaliya & madaxweyne Cirro oo ka qeybgalay shirka Dubai

|

Dubai (KAAB TV) – Dowladda Soomaaliya ayaa ceeb iyo fadeexad kala kulantay shirka ka dhacaayo magaalada Dubai ee caasimada dalka Sacuudiga, kaas oo lagu casuumay dalalka caalamka.

Sidoo kale, shirkan ayaa waxa ka qeyb galaya madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News