Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Ciidamada amaanka degmada Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay hub sharci daro ah iyo dadkii watay

|

Caabudwaaq  (KAAB TV )   Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidamada amaanka ay maanta ka sameeyeen gudaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Ciidamada ayaa howlgalka kusoo qabtay hub sharco daro aha iyo dadkii watay hubka, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug Qalbi Axmed Cali.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in dadkii watay hubkaas lagu xiray saldhigga magaalada Caabudwaaq, islamarkaana la horkeeni sharciga.

“Ciidamada waxay ku guuleysteen inay in badan oo kamid dadkaas ay qoryihii kasoo xareeyaan, iyaga laftigoodana ay saldhigga keenaan oo ay kusoo xiraan. Dhalinyarada qoryaha wadata oo qaybo badan isugu jirta qaybo marka ay ciidanka u yimaadaan hubka ku wareejinaayo waan uga mahadcelineynaa, inta kale oo hartay waan rajeynayaa inay la shaqeeyn doonaan ciidanka” ayuu yiri Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Galgaduud Qalbi Axmed Cali.

Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in howlgalada noocaan oo kale ah oo ay ku beegsanayaan hubka sharci darada ah iney sii wadayaan.

“Cid laga ogolaan doono qoray sharci darro ah inay ku dhex wadato magaalada ma jirto, mana jiro doonto, maadaama waxa lagu sameeynaayo aysan aheyn wax sax ah” ayuu yiri Taliye Qalbi Axmed.

Howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo deegaanada maamulka Galmudug maalmihii u dambeeyay ka dhacayeen falal amaan darro oo u badan dilal la xiriira aanooyin qabiil oo ka dhacay gobolada Galgaduud iyo Mudug.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News