SO | EN

SO | EN

Ciidamo ka amar qaata dowladda Soomaaliya oo bur-burin kawada saakey xaafada Soonikeey ee degmada Hodan

|

Muqdisho (KAAB TV) – Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saakey barakicin iyo bur burin ka geystay xaafada Soonikeey ee degmada Hodan.

Sidoo kale, Khaar kamid ah dadka degan xaafada Soonikeey ayaa warbaahita usheegay in burburin iyo ay ka warheleen subaxnimadii hore ee Saakey, kaddib markii ay ka warheleen ciidamo lagu soo daadiyay xafadahooda.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News