Muqdisho (KAAB TV) – Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa xoog ku galay Xarunta Warbaahinta Risaala ee magaalada Muqdisho, iyagoo albaabada isugu dhuftay qeybihii Warbaahinta Risaala Media.
Ciidamadan oo ahaa kuwa Booliska oo aan wadan Amar maxkamadeed, waxay sheegeen inay amar ka heystaan taliye Macallin Mahdi, waxayna xireen dhamaan howlwadeennadii iyo shaqaalihii ku sugnaa xarunta warbaahinta Risaala ee muqdisho iyagoou kaxeystaay meel aan la garaneyn.
laso wixii soo kordho