SO | EN

SO | EN

Ciidanka Puntland oo burburiyay warshada lagu farsameeyo qaraxyada kooxda Daacish

|

Calmiskaad (KAAB TV) – Ciidanka howgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo wali kuguda jira howlgalka sifeynta argagixisada ayaa bur buriyay warshadii qaraxyada ee kooxda Daacish.

Sidoo kale, ciidanka ayaa bilaabay saakey in ay dabagalaan firxadka kooxda Daacish ee raba in ay si dhuumaaleysi ah kusoo galaan magaalada Garoowe iyo Boosaaso.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News