GEBILEY (KAAB TV) – Hoggaamiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa si kulul uga hadlay xarigga xilshibaan Maxamed Abiib, oo lagu xiray magaalada Hargeysa.
Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayay Gebiley ayaa ku tilmaamay xarigga Abiib mid sharci darro iyo dastuur jebin ah, wuxuuna ku baaqay in deg deg loo siidaayo.
Cirro wuxuu baaq u jeediyay reer Awdal.