SO | EN

SO | EN

DAAWO:Howlgal amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay xaafado ka tirsan magalada Kismaayo

|

KISMAAYO(Kaab TV) – Howlgal ay Hogaaminayeen saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka Booliska Jubaland ayaa laga sameeyay Baaritaano lagu xaqiijiano nabadgalyada iyo xasiloonida shacabka,Boolisku waxay diirada saareen in ay hubiyaan Ammaanka Dadka Degan Xaafadaha magaalada kismaayo,iyaga oo ka hortagaya wax kasta oo qatar ku ah Nabada Bulshada.

Saraakiisha Hogaamineysay ayaa u sheegay warbaahinta in ay sii wadi doonaan Howlagalada ay wadaan qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada kismaayo.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo ayaa dhankooda waxay soo dhaweeyeen Howgalada ka socda magaalada kismaayo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News