SO | EN

SO | EN

DADWEYNAHA: Maxay dadku ka filayaan warbaahinta Somalia

|

DHUUSAMAREEB (Baraarug) – Maxay dadka SoomaaliyEED ka filayaan warbaahinta marka la eego wax ka qabashada arrimaha saameeya dhalinyarada, haweenka, iyo bulshada inteeda kale?

Sidee dhalinyaradu u adeegsanayaan barnaamijyada warbaahinta, sideese ay ula falgalayaan Baraarug?

Xildhibaan deegaanka ah, hoggaamiye dhalinyaro, iyo oday dhaqameed ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, ayaa su’aalahan uga jawaabay Baraarug.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News