MUQDISHO (KAAB TV) – Shacabka magaalada Muqdisho ayaa si yaabo kala duwan uga falceliyay warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen madaxdweynayaal hore, kaas oo ay uga hadlayeen dhulboobka xargaha goostay ee dowladda Soomaaliya ka wado magaalada Muqdisho.
Sidoo kale, shacabka muqdisho ayaa sheegay in dhulboobka dowladda ay wado uu noqday mid uu ku daatay dhiig badan, isla markaana loo baahanyahay in lagula xisaabtamo dowladda Soomaaliya.

