Caliqooxle (KAAB TV) – Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab ayaa ka dhacay deegaanka Caliqooxle oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe.
Sidoo kale, dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in dagaalka leysku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan.