SO | EN

SO | EN

Dagaal culus oo ka hadda ka qarxay deegaanka Ceel Cali Axmed

|

Ceel Cali Axmed (KAAB TV) – Kooxda Alshabaab ayaa weerar xooggan ku soo qaaday fariisimo ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali Axmed, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay xoogga soo saareen deegaankaas.

Sidoo kale, kooxda Alshabaab ayaa Ceel Cali Axmed kusoo qaaday weerarkii shanaad labo isbuuc gudahood, iyadoona maanta ugu dambeysay lagu jabiyay dagaalkaas.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News