Aboorey (KAAB TV) – Dagaal culus oo khasaare badan lagu gaarsiiyay kooxda Alshabaab oo maanta ka dhacay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, dagaalka ayaana udhexeeyay ciidamada xoogga oo ka shanaaya kuwa dadka deegaanka iyo Alshabaab.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.