Labagaras (KAAB TV) – Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidanka xoogga dalka iyo kooxda Alshabaab ayaa ka socda aaga deegaanka Labagaras ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Sidoo kale, dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoona ugudambeyn lagaga adkaaday dagaalka Alshabaab.