Ceelbaraf (KAAB TV) – Duqeymo iyo dagaal culus oo ka dhacay degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha dhexe, duqeyntaas ayaa waxaa fuliyay saaxiibada Soomaaliya ka taageero duqeymaha dhanka cirka.
Sidoo kale, duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in lala beegsaday xubno dagaalamayaal ah oo katirsan kooxda Alshabaab.