SO | EN

SO | EN

Cabdirashiid Janan oo ka hadlay dagaalkii Beledxaawo

|

Beledxaawo (KAAB TV) – Wasiirkii hore ee ammniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dhowaan dowladda Federaalka Soomaaliya u magacowday Taliyaha hay’adda Nabad Sugida Jubbaland ee gobolka Gedo, oo maanta ka degay Beledxaawo, ayaa ciidamo uu watay kuwa ka amar qaata Jubbaland dagaal ku dhexmaray Beledxaawo.

Dagaalka kaddib Cabdirashiid Janan oo ku sugan bannaanka magaalada Beledxaawo oo shir jiraa’iid qabtaya ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay ciidamo kasoo goostay Jubbaladn, isagoona sheegay in dagaalkii maanta uu ka dambeeyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News