SO | EN

SO | EN

DEG DEG: Ciidamada dowladda oo isaga baxay Ceel Cali Axmed iyo dagaalo Qaraar oo ka socda Hiiraan

|

Ceel CalI Axmed (KAAB TV) – Ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ayaa duqeymo ka geystay qeybo kamid ah gobolka Hiraan.

Sidoo kale, warar soo baxaya ayaa sheegay in ciidanka dowadda ee ku sugnaa deegaanka Ceel Cali Axmed in ay isaga soo bexeen halkaas, sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceel Cali Axmed.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News