SO | EN

SO | EN

DEG DEG: Dagaal culus oo u dhaxeeya SSC iyo Somaliland oo dhisamasho iyo dhaawac badan sababay

|

Sool (KAAB TV) – Dagaal udhexeeyo ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ayaa ka socdo deegaan lagu magacaabo 5 geed, dagaalkan ayaa dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale, SSC iyo Somaliland aya labadii sano ee lasoo dhaafay isku hayeen gacan ku heynta deegaannada gobolka Sool taas oo ugu dambeyn ay gacanta ku dhigeen SSC-.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News