SO | EN

SO | EN

DEG DEG: Qarax kadhacay Hoteel kuyaala magaalada Mandheere ee dalka kenya

|

MANDHEERA (KAAB TV) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax khaasre kala duwan geystay oo kadhacay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.

Qaraxan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu kadhacay Hoteel kuyaala magaalada Mandheera ee xuduuda Kenya iyo Soomaaliya.

Khasaare kala duwan ayaa kadhashay qaraxan ilaa hada macada tirada rasmiga ah ee kugeeriyootay iyo tirada kudhaawacantay qaraxan.

waxaa socdo baaritaano ay sameynayaan laamaha ammniga magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News