SO | EN

SO | EN

DEG DEG: Waxaa hada dab kakacay Isbitaal Martiini

|

Muqdisho (KAAB TV) – Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxay dab xooggan oo caawa ka kacay Isbitaal Martiine oo kuyaalo magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, dabkan ayaa waxa uu ka kacay Isbitaal Martiini qeybta dambe ee ay daganyihiin dadka naafada ah halkaas oo uu ka kacay dab xooggan

Dhanka kale, majiro ilaa hada wax gurmad ah oo gaaray Isbitaalka walow dabka uu ahaa mid xoggan.

Mana jiro wax faahfaahin ah oo kasoo baxay laamaha amniga ee dowladda somalia oo ku aadan dabka ka kacay Isbitaalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News