Muqdisho (KAAV TV) – Degmada Hodan waxaa maanta si rasmi ah uga daahfurmay diwaangelinta dadweynaha iyo qaadashada kaararka codbixinta golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoona maanta sidaas oo kale, ay sidan oo kale ay uga furmeen degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid iyo Heliwaa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.