SO | EN

SO | EN

DENI , Faroole , Omar Abdirashiid & xubno kale oo go’ aan adag ka qaatay Xasan Sheekh.

|

Garoowe (KAAB ) Shir magaalada Garoowe ka dhacay isla markaana ay isugu yimaadeen madax hadda ah ee kuwa hore ee Puntland ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyo siyaasadda Madaxwayne Xasan uu ku wajahayo xaalada dalka gaar ahaan arrimaha Dastuurka.

Shirkan waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha dib loo doortay Puntland Saciid Deni , Cabdiraxmaan Faroole oo hore u soo maamulay Puntland hadana xubin ka ah aqalka Sare , Ra’ iisulwasaare hore Omar Cabdirashiid iyo  Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad.

Inta uu kulanka socday ayaa loogu baaqay Xasan Sheekh inuu hakiyo tallaabooyinka socda ee masiiriga ah sida, Dastuurka ayna muhiim tahay in laga wado hadlo.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa bilihii la soo dhaafay waxa uu waday qorshe uu ku doonayo inuu wax kaga bedelo Dastuurka taas oo ay ka dhalatay shaki iyo muran badan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AY SOO SAAREEN MASUULIYIINTAN.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News