Muqdisho (KAAB TV) -Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaa weli ka socota Barakinta dadka shacabka waxaana soo baxaya warar sheegaya in ay jiraan ganacasato laga iibinaya meelaha dadkaas laga barakiciyay.
maxkamadii loo dacwoo laahaa waxaa soo fargelinaya madaxweynaha soomaaliya asiga ayaa idiinka qaadaya sidaas waxaa warbaahinta u sheegay qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada muqdisho.
Hoos ka dhageyso:

