Muqdisho (KAAB TV) -Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaa ka socda dhul boob xoogan oo ay wadaan ganacsato iyo dad xilal ka haaya dowlada soomaaliya oo qeeyb ka ha boobka ka socda magaalada muqdisho.
Qaar ka mid ah bulshada ku nool siinka dheer oo la hadlay warbaahinta ayaa sheehay in dhul ay sharci u haystaan laga boobahayo waxayana Faataxada u mareen Ganacsato iyo Dalaaliin ka boobaya dhulkooda oo sharci ay u haystaan.
Hoos ka dhageyso:

