DHAGEYSO:Qax bilaa dagaal ah oo ka socda magaalada muqdisho

|

Muqdisho (KAAB TV) -Magaalada Muqdisho waxaa ka socda boob ku wajahan dhulka danta guud iyo midka gaarka loo leeyahay ee ku yaalla caasimadda soomaaliya ee muqdisho.

Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha magaalada muqdisho ayaa sheegay in lagu hayo dhul boob baahsan xili ay heystaan sharciyo muujinaya in dhulkaasi ay iyagu leeyihiin.

Waxa ay sheegeen sidoo kale in dadka dhulka ka boobaya ay gadaal ka taaganyihiin saraakiil ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo madaxda dowlada qaarkood oo shaarka ciidamada ku difaacaya dadka dhul boobka wada.

Hoos ka dhageyso:

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News