Shabeellaha Hoose (KAAB TV) – Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa howlgalka AUSOM ayaa maanta howlgalo qorsheysan ka sameeyay gobolka Shabeellaha hoose.
Sidoo kale, howlgalkan ayaa daba socday dagaal xooggan oo dhawaan kooxda Alshabaab looga xureeyay deegaanka Bariire, halkaas oo Alshabaab dagaal culus kula wareegeen.

