SO | EN

SO | EN

Dhaxalka Cabdulqaadir Subeyr: Sheeko sameeye, saxafi iyo tababare

|

MUQDISHO (Baraarug) – Inkasta oo walaalkiis, Marxuum Xasan Zubeir, uu ku dhintay qarax ay Al-Shabaab fulisay sanadkii 2009, hadana Abdulqadir Zubeir Xaaji Xasan kama aysan hor istaagin musiibadaasi inuu ku sii socdo xirfadda saxaafadda.

Wuxuu u arkaa saxaafadda dhaxal qoys oo uu ka dhaxlay aabbihiis, Marxuum Zubeir Xaaji Xasan, oo ahaa farsamayaqaan raadiyo.

Maanta, marka laga soo tago inuu isagu ka shaqeeyo warbaahinta, Abdulqadir waxa uu tababaraa jiil cusub oo soo-saarayaasha muuqaalka ah—dhallinyaro helaya xirfado shaqo oo casri ah isla markaana noqday kuwo madax-bannaan oo isku filan.

Daawo sheekadiisa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News